(Sawirro) Madaxweyne Lungu oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia

Madaxweynaha Zambia ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkaas, Marwo Xaawo Xasan Maxamed. Safiiradda ayaa ugu horreyn dhambaal iyo Salaan ay ka siday Madaxweynaha Soomaaliya gaarsiisay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Zambia Edgar Lungu Sidoo kale waxay xusuusisay Madaxweynaha dalkaas Safiirka xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, iyadoo la xusuusto in muddo … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Lungu oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia